VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arooska - Lyrics

aloow guri taagma aloow taran khayrle aloow laba taama lib iyo farax taama kka yeel taladooda labadii is tabee maxamed iyo xamday labadii tix gelin xurmaynta dhexdooda taal ka yeel taladooda adaa toosin karee alloww uad hayrle alloww ehel faraxle alloow raba tooosan tubtii saxan seegin ka yeel taladooda labadii is tabee maxamed iyo xamdaay labadii tixgelin xurmaynta dhexdooda taal taladooda ka yeel adaa toosin karee
Queue is empty
-- / --