cayn cayn nafluhu
la cajaabiyee
dushu waa cagaar
cadaan uu xigo
hoostuna casaan
xidig culaybaa
kuu cidaadinoo
abidkeed car jabin
tawxiidka culus
cidi aanay rogin
cidhifyada adaa
calanyahoow ku lee
cimrigaaba jiroo
calankayagoow
cawaale
waad na caawisee
calanyahoow baxasne
casiis eebaheen
caadil kuu baryee
nabad ciirsigaa
cod midaysan iyo
cudud qudha ahaw
noqo caawiyaha
caradaba simee
nabad lagu cugtumo
cimri daa,imkii
tawxidka culus
cidi aanay rogin
cidhifyada adaa
calanyahoow ku lee
cimriga ha jiro
calankayagoow
cawaale waad na caawise

Exit mobile version