VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Darbi caashaq - Lyrics

Inkastoo dareenkiyo Dubaaqayga kaa baqay Inkastoo is iri diid Inaan dadab wadaagnaaa Qalbi daadka caashaqa Dacalada ka soo galay Qofkan daacada ku jecel ee kuu jecel Dadka adiga kaa raba Ayaan waayo dabariyo Darbi lagu celshoo adaa Kee naftaydu doontoo Sidii buu dareenkiyo Damqashada igu badantahayee Sidii buu dubaaqiyo Jirku ii dubaaxshaa Sidii buu dareenkiyo Nafta kuugu daashayoo Kugu daashayoo Adiga kuu daneesaa Xabiibi Inkastooo ka duuliyo Marar iri kadiga rogo Inkastoo is iri durug durug Ama deeri caashaqa Qalbi kuu daloolshamay oo adiga kuu dadanee Qalbi aduunka kaa jecel Oo dabiibkiyo dawadiisa Kaa sugaayo Ayaan waayo dabariyo Darbi lagu celshoo adaa Kee naftaydu doontoo Sidii buu dareenkiyo Damqashada igu badantahayee Sidii buu dubaaqiyo Jirku ii dubaaxshaa Sidii buu dareenkiyo Nafta kuugu daashayoo Kugu daashayoo Adiga kuu daneesaa Xabiibi
Queue is empty
-- / --