i jacayl dhib badan yahay
aadmi uu dhiman karo
dhab u dagay wadnaha bidix
hodan baa dhadhamisoo
waxay dago adaygtaba
nabsigii dhitaysnaa
dharaarteedi lala sugay
jacaylyahoow ku dhiiraday
inuu dhiiga raacee
ku dheelmaday hankaygee
bal aan soo dhawaadeee
dhulka cagaha ii saar

dhaaya caashaqa sahansaday
dhaqdhaqaaqa badan iyo
dhugashada ma daayaan
misna dhawristoodii
dharaar kuma qaadaan o
waa dhaan arooroo
dhaal biyaha soo wadin
jacayl yahoow ku dhiiraday
inuu dhiiga raacoow
ku dheelmaday hankaygoow
bal aan soo dhawaadee
dhulka cagaha ii saar

Exit mobile version