Heesta Faalo - Lyrics
Miyaan kaa hela firaaqo
Miyaad iga faaruqdaaba
Intaan kaa fikir fikir la'aado
Faallada ka nestaa qalbiguu
Kolkaan kaa helin fariin
Ruux baanan aheeyn fayoobe
Axdiga faraqaaga hay
Anna iga filo wanaag
Jacaylka isku keen faree
Miyaan la'aantaa farxaa
Miyaan hurdadaba fishaaa
miyaan xamilaa fdhiga
Faandhada cuntada cunaa
Waan fiicnahay adoon i oran
Feedhaadii bidix baan ahee
Axdiga faraqaaga hay
Anna iga filo wanaag
Jacaylka isku keen faree