Miyaan kaa hela firaaqo
Miyaad iga faaruqdaaba
Intaan kaa fikir fikir la’aado
Faallada ka nestaa qalbiguu

Kolkaan kaa helin fariin
Ruux baanan aheeyn fayoobe

Axdiga faraqaaga hay
Anna iga filo wanaag
Jacaylka isku keen faree

Miyaan la’aantaa farxaa
Miyaan hurdadaba fishaaa
miyaan xamilaa fdhiga
Faandhada cuntada cunaa

Waan fiicnahay adoon i oran
Feedhaadii bidix baan ahee

Axdiga faraqaaga hay
Anna iga filo wanaag
Jacaylka isku keen faree

Exit mobile version