miyaan kaa helaa firaaqo
miyaad iga faaruqdaaba
intaan kaa fikir la,aado
faalada ka nadtaa qalbigu
kolkaan kaa helin fariin
ruux baanan ahayn fayoowe
axdiga faraqaaga hay
ana iga filo wanaag
jacaylka isku keen falee

miyaan la,aantaa farxaa
miyaan hurdadaba fishaa
miyaan xamilaa fadhiba
faandhada matada cunaa
waan fiicnay adoon i odhan
feedhadii bidix baan ahee
axdiga faraqaaga hay
ana iga filo wanaag
jacaylkaa isku keen falee

Exit mobile version