VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibasho - Lyrics

xusuustiyo hoga tuskeeda jacaylkiyo hawlihisa habeen tagay hibashadayda miyaan hamigii la toosay miaan hadhka galay dharaartii humaagiyo halalacdiisa inaad i hor joogto mooday miyaan hoosiiska raacay markale tashigaan hilmaamay miyaan holoshada xasuustay ileen hadal lagamma daalo hurdana hami lagama seexdo hurgumo lama hawl yaraysto hidana lama yeelan waayo hawraartiyo sheekadayda hankaygiyo himiladiisa habeen dumay hawlahayga miyaan hindisaha talaabay intaan hawadayda raacay miyaan hogoshiyo daruurta hilaacii baxay ku mooday miyaan gydcurkii halaabay mar kale hirarkkaa ku foofay miyaan hanqadhki ilaaway ileen hadal lagama daalo hurdana hami lagama seexdo hurgumo lama hawl yaraysto hidana lama yeelan waayo
Queue is empty
-- / --