VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jirada caashaqa - Lyrics

jirada caashaqe i haysaan wiilyoow la jiifsan waayee adaan kuu jeelanee dartaa uga go,ay jidiinkee inamada jigjiga jaleecadii togdheer jawi ceeri gaabiyo kuwa jooga boorama adaan kaa jeclaadoo qalbigaa wiil yoow kula jire jirada caashaqee ihaysana jaliil mooyee aadmigu miyuu iga jari karaa jawabtu waa mayee jilecii aadminimo jacaylka ku qaad wiilyow adaan jawaab kaa sugaa jirada caashaqee i haysaa dartaa weeye jibaadkuye adaan ragba kaa jeclaadoo nataydu aday ku jamatee inamada jaarkiyo haday tahay jabuutiyo xamaroon la jaarnahay hargaysoon dhex joogniyo adaan kaa jeclaadoo qalbigaa wilyoow kula jiree jirada caashaqee i haysana jalil mooyee aaadmigu miyuu wiilyoow iga jari kara jawaabtu waa mayee jileecii aadminimo jaaylka ku qaado wiilyoow adaan wiilyoow jawaab ka sugaa
Queue is empty
-- / --