VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta kala guur - Lyrics

qumanoow qiyaas li,i qalbigaa ku tabayee qaarad kale anoo jira qacdii aan ku halacsaday qalanjadii naftaydiyo qalbigayga deeqdaay adaan kugu qarwaayoo qaban maayo meel kale qaadirkaa ku dhawroo qayb iga midaa tahay jacaylkeenan qanigaa mawlihii loo qiyaasoo qadar iyo wad mooyee quban maaye waligii jacaylkeenan qanigaa qardhab iyo ifraaxeey ka ilaali qaladkoo qabyo yaanu kaa noqon ruuxaan kugu qiyaaso kula qayb dhigaayoo qurux kula wadaagana quman hooyadaa iyo qoyskaad ku ababtaa qiimahaagana noloshana may qabanin indhuhuye qayrkayba kumaan arag qayb wacan ka qaatoo iga mudan qadarintee jacaylkeenan qanigaa mawlii loo qiyaasee qadar iyo wad mooyee quban maayo waligii jacaylkeenan qaniga qardhabiyo ifraaxeey ka ilaali qaladkoo qabyo yaanu kaa noqon
Queue is empty
-- / --