VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kifaax - Lyrics

muxuu kalgaccayl iluray kashayda nugleeyayoo muxuu koora jaan isudhay maxaan kohashada jacayl ha kaadsan naftayda faray midkaan kaligii jeclaa kal iyo laab dooni jiray anoo kulankiisa raba korkiisa markii aan imid maxaan kari waayay eray kalsooni abuuri kara ilayn qalbi uu karsaday jacaylku kulaalayo kadeed iyo hawlo baday kifaax uma lado hurdada hadaan kii kale la korin midkaan kantayee calmaday kun iyo kaw jeeer aan tbay anoo kaftankiisa raba korkiisa markii aan imid maxaan keri waayay eray kalsooni abuuri kara
Queue is empty
-- / --