VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Loofar - Lyrics

anigoo lilaahiya oo jecel lamaaniyo inaan gaadhno liibaan adigaa ku loofaray ruux kale u leexdoo laalay himaladeenii anuu libintii caashaqa liibaan ka gaadhaye adna laaca beenta ka luloo hasii dayn anoo laabta kuu culay oo jecel lur iyo ciil ina aanad ku laasimin adigaa iska laba dhacay laba noqoshadaaduna adigay lugooyiyo kugu tahay lur iyo ciil anoo libintii caashaqa liibaan ka gaadhay adna laaca beenta ka luloo hasii dayn
Queue is empty
-- / --