mahiigaan iyo sidii mayayee
mirtii keenay maydamaha roob
mudoba shaw way igu maaxaayee
mawjada isidaan muquurtayoo
uu muuqday inaanan maarmaynine
aheey murugada jacayl ma hadhoo
maankayga ku yeesay meel halisoo
mildhaabada waan la meeraystee
macaanoow haygu madiyeeyn

ma moodayn inuu igu soo maqanyoo
waxaan mitidaba muquuntay naftee
maalmahan alagacayl i mayracaybaa
i maagoo waygu muruxsadayoo
dabinku ii maleegay moogaynee
aheey murugada jacayl mahadhoo
maankayga ku yeeshay meel halise
mildhaabada waan la maraystee
macaanoow haygu madiyeeyn

Exit mobile version