VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rafiiq caashaq - Lyrics

BK: Xamdaay caashaqa runta ah Adaa niyadeeda raacshay Adaa reer ila yagleelay Nolasha rasmi ilawadaagay Xamada: Markaan ku halay riyadu Midaan rabay ii ahaatay Aktaada intaa ku raystay Xabiibi kuu raxay caleemo BK: Marwaa tahay raad qaboo Marwaa tahay lala rafiiqo Marwaa tahay loo runsheegto Marwaa tahay loo riyaaqo Marwaa tahay lala rafiiqo Xamda: Labada rayn iyo rashigaa labada rogrogaynu nahay Wada jir: Ruux baa tahay ruuxda deeqday Rag baa tahay kii aan doortay Raalaay kaa tahay naftaydoo Rug baad qalbigana ku leedahay Raaxada guurka iyo wanaaga ? dhaxanta adaa aburay Inaan ahay ruux nasiib leh Bk annigu markaan ku helay rumeeystay Docanna waa lidkaa iraacshay Hiddo iyo dhaqan iyo rusheeyay Bk: Marwaa tahay raad qaboo Marwaa tahay lala rafiiqo Marwaa tahay loo runsheegto Marwaa tahay loo riyaaqo Marwaa tahay lala rafiiqo Xamada: Labada rayn iyo rashigaa labada rogrogaynu nahay Wada jir: Ruux baa tahay ruuxda deeqday Rag baa tahay kii aan doortay
Queue is empty
-- / --