Inteen talamoon tashaday
Inteen taahayo qarsaday
Inteen nafta tiiriyo ku riday
Toowiyaha saxdaa
Inteen ka tolaaye cadow
Inteen ka tidcaaye nacab
Inteen islahaa turxaantan ayanay maradaadu
Tabin hadaadse
Tusaalahaasi adigu aadku
Toosi wayday

Tosowday ujeedadaadu anaa ka
Tashaday adiga adiga anaa u
Tashaday naftayda naftayda anaa la
Tashaday xiskaygaa.
Inteen tawaawac iyo ciil
Inteey ilma iga tif tidhi
Inteen kali hoos u tidhayo
Inteen tiidh adeeg ahaa
Inteen todobaatan jeer
Inteen kaligey tashaday hadana kala
Tuur aan iriyo
Inteen xumaan saaray taash hadaadse
Tusaalahaasi adigu aadku
Toosi wayday hadiise aad
Tusaalahaasi adigu aadku
Toosi wayday
Tosowday ujeedadaadu

Lyrics by Yasir

Exit mobile version