VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan naaxi lahaa - Lyrics

neecawda jacaylka naftayda dareentee ku noogtay agtaadaa naruuro ku caymi niyada sawirkaagaa kusoo noqnoqdoo qalbigu ma nastee gacalo nafaqee ma nooliye heedhe nuglee kagacaylku nudaha wadnahayga siduu nasabeey yahay neeftaa jidhku qaato u nuugay jacayalka naxariista illaahay nafluhu kama quustee nabad iyo hadaan kugu helo nasiib waan naaxi laaa waxa lagu nagaadaa naqa soo hilaacee nabad iyo hadaan kugu helo nasiib waan naaxi lahaa nabarada jidhkayga nasteexaa dawaysee hadaad ii naxayso laabtayda nadiifi nuxurka hadalkaa niyada ii dhisee dhaayaha nuuriyo nal baad u tahee nimcooyinka heedhe nafteena la raacshay jacaylaa u natiija waxaan naawilaayaa axdigoo nagaadee ii ooloow xabiibi naxariista ilaahay nafluhu kama quustee nabadiyo hadaan kugu helo nasiib waan naaxi lahaa waxa lagu nagaadaa naqa soo hilaacee nabad iyo hadaan kugu helo nasiib waan naaxi lahaa
Queue is empty
-- / --