VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta wadnaha ka tirtira - Lyrics

jacaylkan i wiiqaybaa waxyeelada ii dabroo qalbiga weedhaha u daran marnaba kama waayo oo dhibtuu i waraabiyaan wanaag u qabaa intaa hadana kama weecan karoo dadku igu wiirsadaa isagu igu waynyehee ayaa iga waaniyoo wadnaha ka tirtira cishqiga walow caashaqu i helaye wareer iyo dhib yahay anoo waji gabax qabuu hadana igu wayraxee warmuhuu igu tuuraybaa wareemay halbawlahoo kolnaba kama waayo iine
Queue is empty
-- / --