VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bareega halkaa ku qabo - Lyrics

anoo baryo kuu nuglaa bogaaga anoo hadhsada halkaad i baxnaaninlayd adaa boqolaal kun jeer caashaqa beenbeensadoo jacaylkii adaa bahdilay aduu axdigii bilnaa baliyo jaan kuu noqdee hadaad bilad waa lahayd hadeer badal baad tahoo sibaad u bildhaan xuntaye biriiga halkaa ku qabo balaa igu kaa dirtoo malaha waad baabantaye badaada anaa galee anaa boqol jeer ku lee hadaad boqon goo lahayd bilaahi caleek i daa
Queue is empty
-- / --