VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku jecli - Lyrics

ku jecli beerkiyo wadnahana kaa jecli intaad uunka joogtana ku jecli dareen kalgacal ila jaar oontii dhamaan iga jooji hurdada gama iga jar hadaan jiifiyo hadaan soo jeedo qalbiga niyadaad igaga jirtaa jantay ku jantay dookhiyo naftayda ku jantay unugyada jidhkayga kuu jeelan adoon fogayn ila jooga bogiyo laabtaydan jiibso dareenka kalgacayl ila jil
Queue is empty
-- / --