VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lur caashaq - Lyrics

sida laac ugaadh dabin loo dhigoo lugta kula dhacdaan koso leeyahayee lurta caashaqeen cidi loodin karin baan la dhex loolayaa kaan lahashadeen u lulmaday dartii kama leexanine intaan luudayaba isna waa ila luge miyaanu ladhkuba lubigiisa galin sidii laydh kaliil hanfi leeftay cuud hadhka laga gashaan kolba law fidasane ruuxaan laabta kale liishaan ku maqan luftankeeda garan looma caal heloo meelaan lagu lagdamin kuma helo libtee
Queue is empty
-- / --