VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf idiidan - Lyrics

Naf idiidan baan Daba cararayaa dhe Qof idayriyaan Deeq ufidiyaa dhe Ruux iduriyaan Dareen kula hurdaa dhe Han idaayacaan Dirqi kula socdaa dhe Dabin la ii dhigaan Ka dul boodayaa dhe Habeenkoo damaab Ku gudaa dayaxa Anoo daalan baan Misna daba socdaa dhe Rajo durugtay baan Iga durugtay baan Dardar galinayaa dhe Dookh habaabay baan Wali daydayaa dhe Qalbi dooxmay baan Aad dooxday baan Dabiibkiisii rabaa dhe Dareenkii lumaan Wali daydayaa dhe
Queue is empty
-- / --