VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaab iyo naxdin - Lyrics

hadii yididiiladiyo anbada yoolkii cishqigu xusuusta yarayso oo nafaydaay yeel cidlada yabaalka ku haysta iyo ilow yoolka badan nolosha yabyabo mar kale yagleel farxadaadi hore ifkaa yaabiyo naxdina nasiibkaa sidaa yidhee yaqiinso wixii dhacoo adkaysi u yeelo abid hadaad yu'ato qof tagay aday wax ku yeelaysa walaac ha la yuururinee naftaydaay daa yaxyaxa yuhuuntu ha raysatee intaad yur tidhaa cishqiga yakee qalbigoo u diid yabooha qofaan ogayn
Queue is empty
-- / --