VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla qarwsanaa - Lyrics

qaldanaa yarkani qasab doonsanaa quruxda igu taal ku qamuunsanaa qorshahaan wadnaa is qilaafsanaa QAADIRBAA xaqaye qiiraysanaa qasdigaan arkaa qiiro dhaafsanaa qaabkuu rabaa qardo jeexsanaa qawlkuu yidhaa ka qaloocsanaa ala qayaysanaa qandho beersanaa qarawbaa hayaa qar ka boodsnaa qushaylsanaa qaxar doonsanaa quusaan idhee qosol doonsanaa waxaan loo qirayn u qandoodsanaa anoon qiil u hayn iska qanacsanaa qalbi aan la jirin u qidmaysanaa quud aan lahayn qormo oodsanaa samo qaadoo quuso diidanaa muxuu qoolayaa qiso yaabsana qanac diidana qarka joogsanaa
Queue is empty
-- / --