VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baloog - Lyrics

hadaan beryo ku nuglaa bastay adi kuu ahaa dartaa u barooran jiray buugagii waan xidhoo dhankaaga busyban ka ahay intaa baraha bulshada umadu is baridaa halkaad adi ku lahayd blockban kaga xidhan ku biiri intaan necbahay een black listiga ku daray siduu beerkaygu rabay anoo kuso bandhigay adaa been igu haboo jacaylkeeni baal maro bye bye ku idhi intaa baraha bulshada umadu is baridaa halkaad adi ku lahayd blockban kaga xidhan ku biiri intaan necbahay een black listiga ku daray
Queue is empty
-- / --