VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iiroonow - Lyrics

raygayga waxa ku jira inaan kula wadaagana rabaa rabitaankana ku hayaa raas inaan yagleelaan rabaa iiroonow iiroonoow rufiyaanadu jacalkay ridaan ka maseerayaan xantenatrabaa ooy raadiyaan kama raynayaan iiroonow iiroonoow alla ma kaa runbaa alla ma riyoonayaan alla kuu riyaaqayee alla kuu riyaaqayee alla ma kaa runbaa alla ma riyoonayaan alla kuu riyaaqayee alla ama riyaaqayee iiroonow iiroonoow rooxaanteena jacalka wayka roorayaan ruxa markaad tidhaa wayba rux xaxmayaan way riiqmayaan urafaadayaan rasmi gaygiyeey way ruc laynayaan rajo beelayaan iiroonow iiroonoow
Queue is empty
-- / --