raygayga waxa ku jira
inaan kula wadaagana rabaa
rabitaankana ku hayaa
raas inaan yagleelaan rabaa
iiroonow iiroonoow
rufiyaanadu jacalkay ridaan
ka maseerayaan xantenatrabaa
ooy raadiyaan kama raynayaan
iiroonow iiroonoow
alla ma kaa runbaa
alla ma riyoonayaan
alla kuu riyaaqayee
alla kuu riyaaqayee
alla ma kaa runbaa
alla ma riyoonayaan
alla kuu riyaaqayee
alla ama riyaaqayee
iiroonow iiroonoow
rooxaanteena jacalka
wayka roorayaan
ruxa markaad tidhaa
wayba rux xaxmayaan
way riiqmayaan
urafaadayaan rasmi
gaygiyeey way ruc
laynayaan rajo beelayaan
iiroonow iiroonoow