Qoyskii nagaadee nasriyo
Maxamed ilaah nimciyo
Khayr nasriyo maxamed

Nabad iyo caruur nasri
Ugayaga dheeliyee noqda
Ul iyo diir

Adigaa nasraay nasiib
Badanoo adigaa nasraay
Naruuro heloo

Adigaa nasraay nuur ku
Baxayoo nasab kugu
Haboon lawadaagay
Nolol

Naftii maxamadow nafta
Kula lahayd midad niyadiyo
Nabdigeeda ahayd

Kashii naxariista iyo nas–
Teexada badnayd hadaad
Naaliyo kula nooshahay
Farax

Kashii naxariista iyo nas–
Teexada badnayd hadaad
Naaliyo kula nooshahay
Farax

Qoyskii nagaadee nasriyo
Maxamed ilaah nimciyo
Khayr nasriyo maxamed

Nabad iyo caruur nasri
Ugayaga dheeliyee noqda
Ul iyo diir

Exit mobile version