VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa gare - Lyrics

waa gare waraanad haynine waabayda caashaqu wadnahay wareentayoo waaxyaha halbawlaha xididada waraabshaa siday ugu wiiqmaan ana walanwalkiisii sida waqal fadkiibuu igu soo dul waabtee aramidu waanwaan lehe waxa ila wacnaan lahaa waa weheshigaagiyo iyo wadajirkeenee wa wareegto nolosu sina laguma waaree waadaanka godobtiyo nabsi weelkii lama tolo naf jacayl walhanayana kolay waaban maysooo anigaba waayahan sida weero wahanuu igu soo dul waabtee aramidu waanwaan lehe waxa ila wacnaan lahaa waa weheshigaagiyo iyo wadajirkeenee
Queue is empty
-- / --