VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yool caashaq - Lyrics

ma yalbaa ma yawbaa yurun yur yaxaasiyo raxan yool tamaysaa intuu igu yoomuu yeeshaba adkeeye yeeraha dushiisiiyo cirka iiga yeedhee halayaabin yuhashada midaan kuguu yuhuunte yaalayuunka caashaqa yaadinaysa adigoon ma yacbaa ma yurbaa waxaa soo yul hamasoo cidla aan u yuubanahay waxan yaraystaba ma igu yool adkaadoo aramidu iyeelaan la yuglaynayaayo
Queue is empty
-- / --