VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

cirkoo da,ay dhuul doog dul iyo dooxa wada simay daymada jaleecada ishu say u doontaa ana kuu daneeyaa naf ku doorataan kula daba socdaayeey dookhiyo hankuna kuma dayn karaayaan dawaad ii tahee haygu dayrin caashaqa haduu dakharka caashaqu dubaaqiyo qalbiga dago doogtiisa aramida danqashiyo xanuuniyo diif lagama waayee anigana dirquu igu daadahshaayoo dooqiyo hankuna kuma dayn karaayaan dawaad ii tahee haygu dayrin caashaqa
Queue is empty
-- / --