VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Call me - Lyrics

Markaad soomahawga ku caashaqa Makaraayo koonkanoo cidlaa Kumanaan xasuusoo keydsan Baa ku beeran kaskiyo maankaa 2× Kaalintaadiibaan tabay kaalay Lama kaafi qalbiga kaalay Kaalay kaalay 2× Hadaad I dareento call me Kolna aad ciblooto call me Kashu wey ku jeceshahee call me Ifku tayaylataydee call me Call me call me call me 2× Kalsoonidaada ruux kale kama helo Kalkacaylna kama dayo uma kaco Oo ku faanba kuma jiro ruux kasta Kasbashada dareenkoo igu kaba 2× Kaligaa naftaan kugu koobaa Kulankaa rabtee igu koobnow Igu koobnow igu koobnow 2× Hadaad I dareento call me Kolna aad ciblooto call me Kashu wey ku jeceshahee call me Ifku tayaylataydee call me Call me call me call me 2×
Queue is empty
-- / --