Markaad soomahawga ku caashaqa
Makaraayo koonkanoo cidlaa
Kumanaan xasuusoo keydsan
Baa ku beeran kaskiyo maankaa
2×
Kaalintaadiibaan tabay kaalay
Lama kaafi qalbiga kaalay
Kaalay kaalay
2×
Hadaad I dareento call me
Kolna aad ciblooto call me
Kashu wey ku jeceshahee call me
Ifku tayaylataydee call me
Call me call me call me
2×
Kalsoonidaada ruux kale kama helo
Kalkacaylna kama dayo uma kaco
Oo ku faanba kuma jiro ruux kasta
Kasbashada dareenkoo igu kaba
2×
Kaligaa naftaan kugu koobaa
Kulankaa rabtee igu koobnow
Igu koobnow igu koobnow
2×
Hadaad I dareento call me
Kolna aad ciblooto call me
Kashu wey ku jeceshahee call me
Ifku tayaylataydee call me
Call me call me call me
2×
