VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciiltire - Lyrics

buuraha yidi waa culays dhulkuna wuu soo cesho cidhka ka ilmeeyayee caashaqu yuu kula yaraan codkaaguna waa dabiib wuxuu caafimadiyaa naftan cisbitaal jacayl wadnihii cabashada badnaa wuxuu yidhi ciiltiro ma rabo cabitaanka iyo cunto aanad isiin adigu hadaan iga caawinayn dunidan waayaheeda culus caqligaa yidhi waa qabyo noloshu waa cidhib la'aan jawiga oo iga cakiran wuxuu caadi ii noqda cawayska aan ku soo arke wadnihii cabashada badnaa wuxuu yidhi ciiltiro ma rabo cabitaanka iyo cunto aanad isiin adigu
Queue is empty
-- / --