Sida kula hayoo Maan
Gayaan udhawayn
Galacdiisa hilaaca
Godkastaan ka arkaayaa

??
Dareenkii waan gaaray
Gilgilaaya naftayda
iguhaadinaayee

ma iga soo gurmataa
Dhibta aan la godaamay
Gacaltooyo ubaahan
Ma iga siin gacaloo
Gurmad ma unoqotaa

Inta uu igu goobtay
Waa taa la igu guree
Gobtayoobay jacaylka
geedahiisa ladi waayay

Idhahoo gam gam leeyaa
gamis iska waayee
Hadana waa galgashaa
Gogashii qaban waayay

ma iga soo gurmataa
Dhibta aan la godaamay
Gacaltooyo ubaahan
Ma iga siin gacaloo
Gurmad ma unoqotaa

Exit mobile version