VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha ilaawin axdigeena - Lyrics

ha il daynin jacaylka haaf dooran dookhena ha u faynin garashada ha ilaawin axdigeena ku udhsanow wanaaga ku astee dareen dhaba asal uga dhig adeebta aan istareexno aayaha naftan aawada ha daalan in dhawyd ku ildaran adiga dawayn karaaye ka ilaali hadimo iyo ciil ka ilaali ha aftiimo jacaylka ha adkaado dayrkisu ha u daaqo iftiinko ha idlaado doogiisa ku urursanow xaqiiqada ku amaan afkaado hubna uga dhig nacabka aan ka noqde eedaha naftan aawada ha daalan in dhawyd ku ildaran adiga dawayn karaaye ka ilaali hadimiyo ciil ka ilaali
Queue is empty
-- / --