VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu raag xanuunkii - Lyrics

raali galinta aadmiga ruuxna gaadhi waaye ana kaama raystee kaa daba rucleeya u roonow naftaydan duhuu ku raaciyay niyad kuu riyaaqdiyo rabitaanka qiimee igu mudan ragaadkuye igu raag xanuunkii aan ka raysto gocoshee ila raadi aayaaha rabaysiman garaad siman aan u raadinaayaaa adna waad i reebtee kaa daba rucleeya runta sheegi lahaydaa raad kaama raaceen rogrogaasha hadalkuna raga uma fiicnee
Queue is empty
-- / --