Heesta Jacaylkii xamar - Lyrics
Hadaan gucashooy ku dhigi waayo
Guyaal rajadaan sugaayay
hadaan kaa gaabsan waayo
Intaan kaligay garumo
Hadaan aqaraar ka gaarin
Naftayda , naftaydana Go'aan uyeelin
Hadaanan ka goynin qalbiga
Jacaylkii xamar ku galay
Hadaan galinyoo ku jari waayo
Gohaadkii aan qabay
Hadaan kaa guurin waayo
Dooqii shalay ii gafoo
Hadaan kaa gaabsan waayo
Hadaad kaan gaabsan waayo
Anaa garanaynin dantayda
Hadaanan ka goynin qalbiga
Jacaylkii xamar ku galay