VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qurux - Lyrics

quruxdu oogada sariyo danta iyo muuqa iyo ileen midabkuun maahee ogoow dhaqaniyo ogoow dadnimo asaasku waa dabeecad wacan abaal aniguna adaan ayaanloow inamada arliga afkiyo qalbigaa dagtee adaan gaar kuu xushee bal dhawr ibni aadanimo arinkaan kuu doonayoo ujeedadaan kuu calmaday israaciyo waa aroosiyo nolol macaane ajiib adiguna aftida jacaylku ehel iyo qolo aduunyo qof haysta iyo aqoon cidna kuma xidhayee ilayska sidii ishaa bidhiqdeed qalbiguu dhex dagaa itaal aniguna cishqigu intuu awgaa waremay asiib nabdigiyo wadnee adaa dawadeey hayee naftayda kusoo dhawoow arinkaan kuu doonayoo ujeedadaan kuu calmaday israaciyo waa aroosiyo nolol macaane ajiib adiguna aftida
Queue is empty
-- / --