VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaad ii ogayd - Lyrics

sidaad ii ogaydbaan adiga mooyee ragba ilaaway sidaad ii ogydban ubax la moodyoow kuu amaanaa sidaad ogaydbaan axdigeenii u adkeeyaa miyaad ogayd miyaad ilowday inaad jacayl igu abuurtay uurkaygana ku beerantay maba ilaawee sidaad ii ogaydbuu afku hadalkii iiga xadayaa sidaad ii ogaybaan erayadaadi ugu heesaa sidaad ii ogaydbaan adiga awgaa aan u ooyaa
Queue is empty
-- / --