ma tilmaansadee
meeltagii jacayl
toos loo xusee
waxaan tabanayaa
een la tiicayaa
wa tiiranyadee
turubo caashaqee
toobintee kalgacal
nafta lagu tolee
tiro male intaan
tilfoon diree
maxaa helay talaw
miyaanu ii tabin

aan loo tooyan wali
taladuu lahaa
taam halka ya ku taal
siduu yahy tigaad
markuu igu tarmee
tabtii xeeshi uu
igu taagsadee
qalbii tooocsadaa
daartii baaxaaye
tiro maleh intaa n
telefoon diree
maxaa helay talw
miyaanu i tabin

Exit mobile version