VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doqonka dumar ceebaynayoow - Lyrics

ragbaa dumar caayayoow hadana sharaf doonayee ragbaa dumar xoog uloo intaa dilayoo dhibee dantoodu ku waa xuman allow xumaa dantoodu ku waa xumaaaaaa war hadaan ku dihan haween war daryeel dhan kastaba ku siiya naftaada usoo dadalin miyaad sida dahab ku ilaalin miyaad noqon lahayud dadba noqon laheed dadba ninkii dil uquudhay iyo waar doqonka doqonka ceebaynayoooooooow diintaanad malaha ku dhalan ku dhalan diintaanad ku dhalan ku dhalan diinta malahaha ragbaa dumar caawiyoo intaa uducay nayeeee ragbaa dhib udiidayoo karaamo dulsaarayee qiimaha dumarkana yiqaan alla yiqaan waar damiir laawaha haweenka ugacan qaado damqayee dareen nacsa aan lahayn dhiig diiriya ficilku jirin ayaa dumar ayaa dumar illin ka keena ayaa dumar illin ka keena
Queue is empty
-- / --