ragbaa dumar caayayoow
hadana sharaf doonayee
ragbaa dumar xoog uloo
intaa dilayoo dhibee
dantoodu ku waa xuman
allow xumaa dantoodu
ku waa xumaaaaaa

war hadaan ku dihan
haween war daryeel dhan
kastaba ku siiya
naftaada usoo dadalin
miyaad sida dahab
ku ilaalin miyaad
noqon lahayud dadba
noqon laheed dadba

ninkii dil uquudhay iyo
waar doqonka doqonka
ceebaynayoooooooow
diintaanad malaha ku dhalan
ku dhalan diintaanad ku dhalan
ku dhalan diinta malahaha

ragbaa dumar caawiyoo
intaa uducay nayeeee
ragbaa dhib udiidayoo
karaamo dulsaarayee
qiimaha dumarkana
yiqaan alla yiqaan

waar damiir laawaha
haweenka ugacan
qaado damqayee
dareen nacsa aan lahayn
dhiig diiriya ficilku
jirin ayaa dumar
ayaa dumar illin
ka keena ayaa dumar
illin ka keena

Exit mobile version