VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaarnimo - Lyrics

dhamaan waxaan soo guntoo guhaad iyo aan dhib maray hadaan geedkii jacayl guntiisii midho ka guray guul iyo waa lama filaan guul iyo waa igu xasuus gocasho waa magac xumee hadaan gaarnimo ka baxay guulow rabiyoow alloow oo go aanka midkii lehoo oo samaha igu garab galo oo libinta ii gacan galshoo adaan kaa hoos galee godkii hore ha igu celin adkaar waxaan soo gudboon gulguul iyo aan dhibtoodoo hadaan gogoshii cishqiga gudoon farxad aan u dhigay gob iyo waa lama dagaan nolosha aan lagula garan gob nimo waa wada jirkee hadaan garabkaygii helay
Queue is empty
-- / --