VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haldoor - Lyrics

hanaan wacanay filkaaga hablaha gayigeena jooga adaa hodan heelan maanta harmuud unoqdoo hagaaya x2 dadaal iyo himilo dheer dantiyo rajadaad leheed libtiyo guushii guushi heshee kun jeer hambalyaan kuleenahay x2 haldoor baad tahay dhabtii daryeel iyo hool karnimo hogaan bulshadaad utahay ducaan hodan kugu ladhnee hibada meel wacan ku gaadh x2 kartida hamigaaga fiican nasiib wacan hoodadaada xilkii loo wada hardamay aduu rabi kuu hibeeyay x2 guushii loowada haraaday hadaad heer sare ka gaadhay dadkii ku hareera joogay hantaaqiyo ciil ka dhoor x2 haldoor baad tahay dhabtii daryeel iyo hool karnimo hogaan bulshadaad utahay ducaan hodan kugu ladhnee hibada meel wacan ku gaadh x2
Queue is empty
-- / --