VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hortayda - Lyrics

naftii naftii hilow joogi wayday ee wax badan hibashada la taahday markii markii isba hayni wayday naftii iyadoo anqaaran anqaaran hamuuntu hamuuntu agtaada keentay naftii isku kaa hibaysay wixii aydaaro wixii gaaray taariikhdu hadaya qorayso araabay noqon xasuustu taariikhdu hadaya qorayso araabay noqon xasuustu halkaad idhigtaan ogaaye maxad iga haybin maanta hortayda maxaa ku keenay hadeer manaa ubaahan farxada adaa lasoo habsaamay hadeer manaa ubaahan naftii naftii helay caashaqaagu ee wax badan hada kuu nuglaatay markii markii hiilkaadii waayay naftii iyadoo hungowday huqadaada huqadaada ka jiifan weyday naftii isku kaa hibaysay wixii antaaqo wixii gaaray taariikhdu hadaya qorayso araabay noqon xasuustu taariikhdu hadaya qorayso araabay noqon xasuustu
Queue is empty
-- / --