VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga guur jacaylka - Lyrics

markaan gaar iskula shiray nafta gooni ula faqay talo waxaan ku gaadhan kuuso gudbinayaa sida gaban jacaylka soo gardaadinaya soo daadihinaya adna so gowracaysa markaan garab ku soo biday gacan kaama heline dhaba danoo adaa ii digay midho geed saro ku yaal shalaad goosan wayde inaad maanta gurataa geli weeye kaa tagay geli wiilo kaa tegey hadii aan gayaaniyo kuu haysto gacaloo gogol laabta ku dhigay iga guur jacaylkii ma habsaamay guushan geedigaan u raranoo kuma gooynin aniguye adiga igees maray nafsii gambis weeyo waa soo gadooma gadaal kaaga soo baxa
Queue is empty
-- / --