VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiibkeena - Lyrics

Jacayl keenaa jacayla Jinkiyo insiguba ku farax Insigiyo jinkuba ku farax Ubaxaa ubaxaa ubaxaa Sacab jiibinaaya x2 Jawina jawigeena weeye Dareen jira waa midkeena Jirkaaga hadaan nus ahay Jeex iga mida baa tahee X2 Wakhtigu wuu inala jiraa Nasiib keenaa jawabay Waxan jiil hore samaynin Inagaa jaaniskaa helnaye Wadnaha ma isku yara Jarnaa xabibi ma iskusoo Jarnaa x2 Jamaalkiyo haybadaada Ayaan laga jeed sanayn Jaahaa jaahaa jaahaguna Waa mid yaab leh x2 Xusuustuna waa mid Joogta ah waxaa jira Xiisaheena xubigeena La joojinaynin joogsan-- Aynin jir keenaa isku Talaalan x2 Wakhtigu wuu inala jiraa Nasiib keenaa jawabay Waxan jiil hore samaynin Inagaa jaaniskaa helnaye Wadnaha ma isku yara Jarnaa xabibi ma iskusoo Jarnaa x2
Queue is empty
-- / --