VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi kaa janjeera - Lyrics

qalbi kaa janjeedha ilayn soo ma jeesto kuuma jiir naxaaye xujo aan dhamaaniyo jikaar lagama waayo naf jacayl la ooyday loo jaray xidhiidhkii jawigoo barwaaqa jiilal ku noolayd iyo ruux jeel ku jira isma darajo dhaaman jaba waxa ka jooga jiiray la kulantoo jaahisa aragtana miyay jiifsan karaysa jirjirkaba miyay dhigaysaa iuadoo jawaab helin jidiin kama dagaao jiro iyo xanuun iyo jahanama ka kulula afku juuq ma daaye dhagtu jalaq ma siiye rajuunbay ku nooshahay naftu jecela waxan jirin meel aan jaantu gaadhibay jidkeedi ay haysaaye ilayn joogi mayside may garan u jeedkiye jar inaay ka lulato caasaq beena in lala jilay ka jaqaafi lagu yidhi
Queue is empty
-- / --