VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raga doorkiyow - Lyrics

Hadii dahab iyo xariir Docdayda lasoo tuboo Walee kama doorsadee X2 Raga doorkiyow qalbi doojiyow Maanka Diiriyow X2 Idaryeele kal daweeye Nafta deqe nur Udaarow Nuur udaare doqaygiyow X2 Hadii laydiloo aawada Ama laydagoo dartaa Walee kama sii durkee X2 Kaan ku doogsadow Diric geesiyow Daalka kii tiroow X2 Idaryeele kal daweeye Nafta deqe nur Udaarow Nuur udaare doqaygiyow X2
Queue is empty
-- / --