VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waano - Lyrics

Miyaa ruux waxa jira Xiligiyo wakhtiga Warba aan u hayn Wehel laga dhigtaa Miyaa laba wajiilaha Damac waalayee Weec weecad badan Cishqi lala wadaa Qof ku waaniyaa Wadiiqada xumaan Kaa waabiyee Samihiyo wiil yahay Samihiyo farxadaa U wel banee Miyaa waayo joog Wacnaanada jacayl Wadnihiisa baran Wacad lala galaa Miyaa ruux wanaag Ka waydaartayoo Ka anbaday wadada Wanay lala noqdaa Qof ku waaniyaa Wadiiqada xumaan Kaa waabiyee Samihiyo wiil yahay Samihiyo farxadaa U wel banee
Queue is empty
-- / --